Tuse Academy waa madal e-Waxshbarasho oo fogaan arag ah oo bixisa casharo Af-Soomaali ku baxa. Waxa ay had iyo jeer ku dadaashaa sidii ay waxbarasho tayo leh ugu soo gudbin lahayd dhammaan dadka Soomaaliyeed.

Inaan noqono madal waxbarasho fogaan-arag ah oo hormuud ka ah Geeska Afrika, bixisana casharro Af-Soomaali ah oo tayo sare leh oo qof walba gaadha.
Inaan dhisno madal e-Waxbarasho oo tayo leh, la heli karo oo casri ah, qof kasta uu awoodi karo inuu wax ka barto si arday kasta uu u helo aqoon ku habboon noloshiisa iyo xirfadiisa, isagoo ka faa’iidaysanaya barayaasha khibradda leh iyo koorsooyin carsi ah oo la jaanqaadaya waaqaca.
Xog kooban oo ku saabsan Tuse Academy
Tayada waxbarashada
Arday ayaa iska diiwaan galisay
Wadamada aan gaadhnay
We believe education should be available to everyone, regardless of their background, location, or resources.
We believe education should be available to everyone, regardless of their background, location, or resources.
We embrace creativity and technology to continuously enhance the learning experience, ensuring it’s engaging, relevant, and future-ready.
We hold ourselves to the highest standards of quality in content, instruction, and support, to ensure a valuable and impactful learning experience.
We foster a supportive, collaborative environment where learners, instructors, and professionals come together to inspire and uplift one another.
We are committed to transparency, honesty, and ethical practices in all aspects of our platform, building trust with our learners and partners.